JustPaste.it

Wathiiqada Loogu Gargaaryo islaamka

Bismilaahi Al-Raxmaani Al-Raxiim


ــHorudhac

Magaca Alle ayaan ku billaabeeynaa, Mahadna isageey u sugnaatay, Naxariis iyo Nabad galyona ha dul ahaato Rasuulkii Alle, Ehelkiisa, Axsaabtiisa, iyo ruux alle ka Sokeeya dhigta


-----


Waqtigaan halista ah oo Ummada Islaamiga ahi ay mareyso, ayadoo hor taagan Xamlo Kirishtan ah tii ugu weyneed oo ay abid wajahday, taas]oo ay ku Kacdoontay Shucuubtii ayadoo Xuriyad, Sharaf, iyo Madax bannaanida Dhabba gilinta Shareecada raadineyso, ayadoo ay isugu tageen Awoodaha Cilmaaniga iyo Kirishtanka isku day ay isku dayeeyso iney istaajiso Isbadalka Taariikhiga ah ee ka socda Dhulka Muslimiinta.


Waqtigaan Halista ahi Ummada Islaamiga waxaa looga baahanyahay iney mideyso Awoodeheeda kuna mideeyso Kalimada Toowxiidka. Sidaa awgeed Walaalihiina Jamaacada Toowxiidka iyo Jihaadka waxeey ugu yeerayaan Muslimiinta iyo kuwa ku hoowlan u adeegidda iyo u Hiilinta Islaamka iyo Dhaqdhaqaaqyada Islaamiga Guud iyo kuwa shaqsiga ahi ineey ka shaqeeyaan u gargaaridda Islaamka, iyo mideeynta Ummada oo lagu mideeyo Ahdaaftaan soo socoto:

1. Ku howlanaanta Xoreynta Dhulalka Muslimiinta la gumeeystay iyo in laga biyo diido dhamaan ballan qaadyada, Hishiisyada, iyo Go'aamada Caalamiga ah ee Gaalada ay awoodda qabsashada Dhulalka Muslimiinta ay iyagu yeelanayaan. Sida qabsashada Israel ee Dhulka Falastiin, qabsashada Ruushka ee Shishaan iyo dhulka Qowqaaz ee Muslimka ah, qabsashada Hindiga ay qabsadeen Kashmiir, iyo qabsashada Spain ee Sabtah iyo Maliilah, qabsashada Shiinaha ay qabsadeen Bariga Dhulka Turkistaan.
2. Dhabba galinta Shareecada Islaamiga ah, iyo diididda in loo Xukuntamo waxaanan iyada aheeyn sida: Mabaadi'da, Caqiidooyinka, Sharaa'icda, ha ahaato:

B. Dhaba gilinta Xukunka Dad weeynaha taasoo ka dhigeeyso Xukunka oo dhan mid ayagu ay leeyihiin.

 

T. Dhabba galinta Nidaamka Dowliga oo ay aasaaseen kuwii ku guuleeystay Dagaalkii Labaad ee Dunida, ayagoo isugu magac daray Qaramada Midooway, taasoo:

(1) ay maamulaan Shan Doowlad oo Isla weyni badan, Awoodoodana ku jajuubiya Shucuubta Dunida.

(2) ay Xubnohooda guud ahaan u Xukun tamaan Aqlabiyadda oo Shareecada Islaamka aan tix galineynin

(3) ay ku ballameen Ixtiraamidda iyo qadarinta Dhulka Dowladaha Xubnaha ka ah, oo ay ka dhalaneyso in lagu Ixtiramo Ruushka qabsashadooda Dhulka Muslimka ah ee Qowqaaz, Shiinahana lagu Ixtiraamo qabsashadooda Dhulka Bariga Turkistan, Isbaanishkana lagu Ixtiraamo qabsashadooda Sabtah iyo Maliila, Israelna lagu qadariyo qabsashadooda Falastiin.

(4) Soo saartay Tobonaan go'aanno oo ay ku banneeysay Xadgudubka ka dhanka ah Dhulka Islaamka, sida go'aanka lagu kala gooyay Falastiin iyo go'aanka lagu Aqoonsaday Xukuumada Israel, iyo wixii ka dambeeyay oo go'aano ah, sida go'aamada laga soo saaray Cuquubada Ciraaq, iyo go'aamada lagu banneeyay Duulaanka wada jirka Kirishtanka ahaa ee lagu weeraray Afghanistan, iyo Shirka Boon kaasoo lagu soo dhisay Xukuumada daba dhilifka Kabul.
Dhabba galinta Shareecada Islaamiga waxa weeye diidmada in loo Xukuntamo wax kastoo iyada ka soo haray, si ay u noqoto Shareecada Islaamiga midda kaliya ee lagu xukomo Dhulka Islaamka oo aynan kula dhagganeyn wax Sharci ah ama Marjic, iyo diididda in loo Hogaansamo Nidaamka Dowliga ee astaanta u ah Isla weenayaasha Dunida ugu waaweyn.

 

3. In lagu dadaalo istaajinta boobka Nidaamsan ee la boobayo Hantida Muslimiinta oo ay booyanaan huwanta reer galbeedka Gumeeystay Dhulka Islaamka, Hogaankana uu u hayo Mareeykanka, Falkaasoo ah boobka ugu weyn ee Abid Taariikhda Bani aadamka soo mara.

4. Garab istaagga iyo taageeridda iyo hagidda Dadweynaha Muslimiinta ee Kacdoonsan kuwaasoo ku kacay Dhawaaghiida Xun xun ee Awoodda is baday, iyo ku baraarujintooda in ay qasab tahay Dhabba galinta Shareecada Islamiga ah iyo u hogaansamidda Axkaamteeda, isla markaana loogu yeero Dadweynaha Kacdoonsan iney sii wadaan Kacdoonkooda ilaa ay xididdada u siibayaan Haraadiga dowladaha Daba dhilifka ah, kana Nadiifiyaan Dhulkooda Liidnaanta guud ahaaned iyo Baab'a gaar ahaaneed, iyo baraarujinta Dadweeynaha aanan ku saamoobin Kacdoonadaas, si ay Wakiilada Cadawga uga tirtiraan Caalamka Islaamiga ah.

5. Garab istaagga ruux walba oo Dulman ama la dhayalsado meeshuu dunida ka joogaba, si uu isaga caabbiyo dadka Dulminaya ee iska Weeneysiinaya.

6. In laga shaqeeyo dhisidda iyo Istaagidda Khilafada Islaamiga ee aanan garaneynin wax Qoomiyad ama Xiriir Wadaniyadeed iska daa Xuduud ay idiin sameeyeen Gumeeystayaasha, balse Dhisto Doowladda Khilaafada Hanuunsan ee ku dhisan Manhajka Nabiga SCW, Taasoo dhidib u ah Mideeynta Dhulka Muslimiinta iyo Xiriirka Walaaleed ee ka wada dhexeeya, Xuduudaha beenta ah ee Cadawgooda uu sameeyayna tirtireysa, kuna hoowlan had iyo goorba iney Cadaalad iyo wada tashi ku shaqeyso, una gargaarto dadka Taagta daran, Xoreysana Dhammaan Dhulka Muslimiinta.

7. In lagu hoowlanaado Mideynta Awoodaha iyo Dadaallada Islaamiga ah laguna mideeyo Ahdaaftaas cadcad, dadkana loogu yeero Faafinteeda iyo dhabba galinteeda Muslimiinta dhexdooda.

 

Dhamaan Ahdaaftaas waxey ahaayeen Yoolal dhidib adag oo loogu gargaarayo Islaamka, waxaana ka codsaneynaa ruux walba oo ku qanca Dacwadaas inuu dadka ugu yeero oo uu gaarsiiyo, kuna dhex faafiyo intuu awoodo iyo si walbuu u awoodo Dadweeynaha Islaamka dhexdoooda.

Alle ayaan yool keen ah, isagaana ku hanuuniya kan lunsan Waddada Saxda ah.

Naxariis iyo Nabad galyo dushiisa ha ahaato Nabi Muxammed, Ehelkiisa, iyo Asxaabtiisa.
Ducadeena ugu dambeeysana waa Alle ayaa Mahad iska leh Uumaha Uunkoo dhan.

 

Walaalihiina Qaacidat AlJihad.
Anigoo ka wada wakiil ah:
Walaalkiina Ayman Al Dawaahiri.